telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Ee Somaliland Ayaa Maanta Si rasmi Ah Udaahfurtay Buugga Macluumaadka Qaranka Oo Lagu Sugay Xogaha Kala Duwan Ee Somaliland + Muuqaald

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u daah furtay Buugga Macluumaadka Qaranka ( Country Profile ) oo lagu sugay xogaha kala duwan ee Somaliland.

Buugan oo in muddo ah ay gacanta ku haysay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ayaa ka kooban 8 tiir oo waawayn kuwaa oo kala ah Dawladnimada, Taariikhda, habnololeedka bulshada, dhaqaalaha, deegaanka iyo maalgashiga.

Waxaa Xusid mudan in buugu si gaara u saxayo xogo hore u khaldamay oo ay ka mid yihiin tirada dadka, bedka dhulka, bedka Badda iyo Khariiradda Jamhuuriyadda Somaliland

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom