telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Deg+Deg:- Masuuliyiin Katirsan Xisbiga Kulmiye Oo Kajawaabay Eedo Loosoo Jeediyay + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Kumeelgaadhka Ah Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Gud Cabdiqaadir Xaaji Ismail Jirde Iyo Lataliyaha Dhanka Sharciga Ee Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xuseen Ahmed Caydiid Oo Siwada Jir Ah Warbaahinta Ula Hadlay Ayaa Kajawaabay Dhaliilo Ay Maalintii Shalay Ahayd Usoo Jeediyeen Murashaxiin Kasharaxnaa Xisbiga Waddani Oo Aan Kusoo Bixin Doorashadii Wakiilada Iyo Deegaanka Ee Dalka Kadhacday

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom