telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Deg+Deg:- Xisbiga UCID Oo Xilkii Iyo Xubinimadii Xisbiga Ka Qaaday Xoghayihii Arrimaha Gudaha Ee Xisbigaasi Siyaasi Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax)

Hargeisa(Gaaroodinews) Xisbiga Mucaaradka Ah Ee UCID Ayaa Xilkii iyo Xubinimadii Xisbiga Ka Qaaday Xoghayihii Arrimaha Gudaha Xisbigaasi Siyaasi Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax .

Siyaasi Ramaax  Oo Shalay Hadlay Ayaa ka Soo Horjeestay Qodabadii Kasoo Baxay Shirkii Isbahaysiga Waddani iyo UCID

Xisbiga Ayaa Xilkii Ramaax Laga Qaaday Umagacaabay Siyaasiga Caanka ah Ee Bashe Cabdi Gabobe

 

 

 

 

 

Hargeisa/Office

Gaaroodi.net

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom