telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah Furay Shirweynaha Horumarinta Beeraha Somaliland + Muuqaal/ Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews)Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah Furay Shirweynaha Horumarinta Beeraha Somaliland.

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa furay shirweynaha horumarinta beeraha Somaliland oo socon doona dhawr maalmood.

Shirweynahan ayaa lagaga doodi doona muhiimdda ay qaranka u leedahay kor u qaadista wax-soosaarka beeraha iyo tayeynta beeralayda yar-yar oo soo kordhin doona isku-filnaansho dhanka cuntada ah oo uu qaranku gaadho.

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom