telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Daahfuray Tartanka Ciyaaraha Heerka Koobaad Ee Gobolka Togdheer + Muuqaal

Burco(Gaaroodinews) Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Md Boos Mire Maxamed Oo Ay Wehelinayaan Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Ee Wasaaradaasi Md Cabdirashiid Caydiid Yaasiin Masuuliyiinta Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Maamulka Heer Gobol Ee Gobolka Togdheer  Ayaa Daahfuray Tartanka Ciyaaraha Heerka Koobaad Ee Gobolka Togdheer Oo Kafurmaaya Garoonka Alamsey Stadioum Ee Magaalada Burco

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom