telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Waxaa Farxad Wayn Inoo Ah Inaan Horumar Kagaadhnay Mashruuca Dib Uhabaynta Maamulka Iyo Maaliyada Oo Kamida Yoolalka Ay Leedahay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Uu Hogaaminaayo ” Wasiir Muuse Selef + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirku Xigeenka Wasaarada Horumarinta Maaliyada Somaliland Md Muuse Ibraahim Selef Oo Maanta  Tababar Ufuray Agaasimayaasha Maamulka Iyo Xisaabaadka Wasaaradaha Iyo Haayadaha Dalka Qaybgalayaasha Kula Dardaarmay Inayka Faaiidaystaan Tababarkan

Wasiir Muuse Ibraahim Selef Ayaa Waxaa Uu Kawarbixiyay Hanaanka Maamulka Iyo Xisaabaadka Wasaarada Maaliyada Somaliland Kaasoo Sheegay In Horumar Wayn Laga Gaadhay Mashruuca Dib Uhabaynta Maamulka Iyo Xisaabaadka Maaliyada

” Guud Ahaan Waxaa Farxad Wayn Inoo Ah Inaan Horumar Kagaadhnay Mashruuca Dib Uhabaynta Maamulka Iyo Maaliyada Oo Kamida Yoolka Ay Leedahay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Uu Hogaaminaayo ” Wasiir Muuse Ibrahim Selef

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom