telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xildhibaan Ahmed Nuur Guruuje Oo Shaaciyay Inuu Usharaxan Yahay Gudoomiye Kuxigeenka 1aad Ee Golaha Wakiilada Somaliland + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Ahmed Yuusuf Nuur Guruuje Oo Kamid Ah Xildhibaanada Cusub Ee Gobolka Maroodijeex Ugasoo Baxay Xisbiga Kulmiye Ayaa Shaaciyay Inuu Usharaxan Yahay Gudoomiye Kuxigeenka Koobaad Ee Golaha Wakiilada Somaliland

” Waxaan Halkan Kuqabanayaa Shir Jaraaid Oo Ay Ujeedadiisu Tahay In Aan Kushaaciyo Inaan Utaaganahay Musharaxnimada Gudoomiye Kuxigeenka Koobaad Ee Golaha Wakiilada ” Xildhibaan Guruuje

Xildhibaan Ahmed Nuur Yuusuf Guruuje Ayaa Sheegay Inuu Xilka Gudoomiye Kuxigeenka Koobaad Ee Golaha Wakiilada Uu Uqalmo Isla Markaana Uu Khibrad Uleeyahay Nidaamka Xeerdajinta Maadaama Uu Xeer Ilaaliye Uu Yahay

” Waxaan Ahay Nin Leh Xirfad Muhiim Ah Oo Lagama Maarmaan U Ah Golaha Wakiilada Iyo Waajib Gudashadiisa ” Xildh Guruuje

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom