telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Madaxweynaha Hal Sano Haloo Kordhiyo ” Siyaasi Jaamac Shabeel + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Siyaasi Jaamac Ismail Cige (Jaamac Shabeel) Ayaa Kahadlay Xeerka Furista Ururada Siyaasada Iyo Xisbiyada Qaranka Somaliland Oo Ay Dhawaan Ansixiyeen Mudanayaasha Golaha Guurtidu

Siyaasi Jaamac Shabeel Ayaa Wuxuu Kubaaqay In Doorashada Ururada Siyaasada Iyo Asxaabta Qaranka Lasoo Horumariyo Isla Markaana Doorashada Madaxtooyada Hal Sano Dib Loo Dhigo

” Madaxweynaha Hal Sano Haloo Kordhiyo ” Siyaasi Jaamac Shabeel

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom