telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Suldaan Cabdiwahaab Cumar Taraydh Oo Hadhimo Sharafeed Usameeyay Siyaasi Cismaan Cumar Dool + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Suldaan Cabdiwahaab Suldaan Cumar Taraydh Oo Kamid Ah Madax-dhaqameedka Reer Somaliland Ayaa Maanta Magaalada Hargeisa Hadhimo Sharafeed Ugu Sameeyay Siyaasi Cismaan Cumar Dool Oo Kamid Ah Saraakiisha Sarsare Ee Xisbiga Waddani Isla Markaana Ah Xidhiidhiyaha Xisbiga Waddani Ee Qaaradaha Yurub Iyo Amerika

Munaasibadan Hadhimo Sharafeeda Ah Waxaa Kasoo Qaybgalay Hogaanka Sare Ee Xisbiga MuWaddani Madax-Dhaqameed Xildhibaano Aqoonyahan Iyo Martisharaf Kale

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

 

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom