telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Policeka Waa Inlagu Tababaro In Aanay Shacabka Rasaas U Adeegsan ” Xoghaye Baashe Cabdi Gaboobe + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Ayaa Wuxuu Sheegay Inuu Kaxunyahay Dilka Arday Katirsanaa Jaamacada Camuud Ee Boorama Oo Habeenimadii Xalay Ahayd Askari Katirsan Ciidanka Policeka Somaliland Uu Toogtay

Xoghayaha Arimaha Gudaha Ee Xisbiga Ucid Md Baashe Cabdi Gaboobe Ayaa Wuxuu Sheegay In Xisbigooda Ucid Uuka Xunyahay Dilka Loo Gaystay Ardaygaasi Isaga Oo Hogaanka Ciidanka Policeka Ee Somaliland Ugu Baaqay In Sharciga La Horkeeno Askarigii Toogtay Ardaygaasi

” Policeka Waa Inlagu Tababaro In Aanay Shacabka Rasaas U Adeegsan ” Xoghaye Baashe Cabdi Gaboobe

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom