telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Soo Kormeeray Qaarkamida Iskuulada Dalka + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirka Wasaarada Horumarinta Waxbarashada Iyo Sayniska Somaliland Md Ahmed Maxamed Diiriye Toorno Ayaa Kormeer Ku Aadan Taabo Galka Xeerarka Siyaasada Waxbarshada Ee Qaranka Ee Wasaarada Waxbarashadu Ayku Hagayso Dugsiyada Waxbarashada Ee Dalka Sida Ay Ufuliyeen Dugsiyadu Ayaa Wuxuu Kusoo Mareen Qaarkamida Dugsiyada Caasimada Hargeisa

Dhanka Kale Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Iyo Masuuliyiin Kale Oo Wasaarada Katirsan Oo Kormeerka Wasiirka Kuwehelinaayay Ayaa Waxay Waxka Waydiiyeen Waxa Kahirgalay Shuruucdii Wasaarada Waxbarashada Iyo Saynisku Ayku Hagaysay Goobaha Waxbarashada Ee Dhawaan Kasoo Baxay Kuwaasoo Ayka Mid Ahaayeen Nidaamka Ardaydu Fasalada Ufadhiisanayaan Iyo Dirayska Ardayda

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom