telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Isbadal Dhabaa Dhacay Doorashadii Kadib ” Gudoomiye Maxamed Geeljire + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Degmada Ahmed Macalin Haaruun Oo Kamid Ah Degmooyinka Caasimada Hargeisa Ayaa Maanta Siwayn Uga Qaybqaadatay Ololaha Nadiifinta Dooxa Wayn Ee Caasimada Hargeisa

Gudoomiyaha Degmada Ahmed Macalin Haaruun Garyqaan Maxamed Cabdilaahi Xuseen Geeljire Ayaa ka Warbixiyay Doorka Ayka Ciyaareen Degmo Ahaan Ololaha Nadiifinta Dooxa Wayn Ee Caasimada Hargeisa

” Isbadal Dhabaa Dhacay Doorashadii Kadib ” Gudoomiye Maxamed Geeljire

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom