telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Shirkada Dahab-Shiil Group Oo Siwayn Uga Qaybqaadatay Ololihii Nadaafada Dooxa Wayn Ee Hargeisa + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Shirkada Dahab-Shiil Group Oo Siwayn Uga Qaybqaadatay Ololihii Nadaafada Dooxa Wayn Ee Hargeisa

Masuuliyiinta Ugu Saraysa Shirkada Dahabshiil Iyo Shaqaalaheeda Oo Wata Gaadiid Iyo Qalabka Nadiifinta Oo Isgarabsanaaya Ayaa Kaqaybqaatay Nadiifinta Dooxa Iyaga Oo Siwayn Uga Dhexmuuqday Taasoo Cadaynaysa Sida Wayn Ee Shirkada Dahab-Shiil Ay Ugasoo Jawaabtay Baaqii Maayarka Caasimada Hargeisa Ee Ololaha Nadiifinta Dooxa Wayn Ee Caasimada Hargeisa Oo Bilic Xumo Iyo Nadaafad Daro Kuhayay Bulashada Kudhaqan Caasimada Hargeisa

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom