telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Maktabada Qaranka Somaliland Oo Deeq Buugaaga Kuwareejisay Maktabada Degmada Salaxley + Muuqaal/Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Maktabada Qaranka Somaliland Ee Siilaanyo National Library Ayaa Maktabada Degmada Salaxley Ugu Deeqday Deeq Buugaaga Oo Isku Jira Buugaagta Fasalada Dhexe Iyo Sare Ee Manhajka Somaliland  Waxaana Deeqdan Buugaagta Ahi Ay Dhanayd Shan Iyo Labaatan Kartoon

Munaasibada Ay Maktabada Siilaanyo National Library Ay Buugaagta Ugu Deeqaysay Maktabada Salaxley Ayaa Waxaa Kasoo Qaybgalay Wasiirku Xigeenka Wasaarada Horumarinta Maaliyada JSL Md Muuse Ibraahim Selef   Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Md Maxamed Yousuf Ismail Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashada Somaliland Md Ahmed Abokor Maxamed Masuuliyiinta Maktabada Qaranka Ee Siilaanyo National Library Dhalinyaro Kasocota Maktabada Degmada Salaxley

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom