telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Haayada Duulista Iyo Madaarada Somaliland Oo Qalabka Saadaasha Hawada Kuwareejisay Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Haayada Duulista Iyo Madaarada Somaliland Ayaa Qalabka Saadaasha Hawada Kuwareejisay Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Gaar Ahaan Waaxda Saadaasha Hawada

Maareeyaha Haayada Duulista Iyo Madaarada Somaliland Md Sayid Cumar Cabdilaahi Aadan Ayaa Sitoosa Qalabkaasi Ugu Wareejiyay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaasi

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom