telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” 17 Sanno Ayaan Ucid Bilaa Mushahar Ugu Shaqaynaayay Xilka Qaadistayduna Waa Sharci Darro ” Xildhibaan Qodax + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Cabdinaasir Yousuf Cismaan Qodax Oo Ahaa Xoghaye Kuxigeenkii Guud Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Oo Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada Hargeisa Ayaa Wuxuu Jawaab Kabixiyay In Xisbiga Mucaardka Ah Ee Ucid Uu Kaqaaday Xubinimadii Iyo Xilkiiba

Xildhibaan Cabdinaasir Yousuf Qodax Ayaa Wuxuu Sheegay In Aanuu Xisbiga Ucid Xilka Kaqaadi Karin

” 17 Sanno Ayaan Ucid Bilaa Mushahar Ugu Shaqaynaayay Xilka Qaadistayduna Waa Sharci Darro ” Xildhibaan Qodax

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom