telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

“Wixii Heshiis Ah Ee Xisbigu La Galaayo Xisbi Kale, Waxaa Awood U Leh Gudoomiyaha Oo Qudha” Afhayeenka Xisbiga Ucid

Hargeisa(Gaaroodinews) Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Ayaa Kahadlay Xildhibaano Katirsan Xisbiga Ucid Oo Heshiis Lagalay Xisbiga Kulmiye

Af-hayeenka Xisbiga UCID Maxamed Cali Bilaal Oo Shir Jaraa’id Qabtay Ayaa Sheegay In Wixii Heshiis Ah Ee Xisbiga Ucid Uu Galaayo Uu Gali Karo Isla Markaana Uu Awood Uleeyahay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Qudha Waxaanuu Yidhi :-

“Wixii Heshiis Ah Ee Xisbigu La Galaayo Xisbi Kale, Waxaa Awood U Leh Gudoomiyaha Oo Qudha” Afhayeen Maxamed Cali Bilaal

Dhanka Kale  Af-hayeenka Xisbiga UCID Maxamed Cali Bilaal Waxaa Kale Oo Uu Sheegay In Xisbiga Ucid Uu Xilkii Kaqaaday Kuxigeenkii Xoghayaha Guud Ee Xisbigaasi Xildh Cabdinaasir Yousuf Cismaan Qodax

“Xisbiga UCID Wuxuu Xilkii Ka Qaaday, Ku Xigeenkii Xoghayaha Guud C/naasir Qodax” Af-hayeen Maxmed Cali Bilaal

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom