telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Shucuubta Maslimka, Gaar ahaan Umadda Reer Somaliland Munaasibadda Ciidul Adxa Awgeed Farriin Udiray Madaxweynaha Somaliland + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa Dhambaal Hambalyo ah u diray, Shucuubta Maslimka, Gaar ahaan Umadda Reer Somaliland Munaasibadda Ciidul Adxa Awgeed.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale farriin u diray Madaxweynaha Somaliland

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom