telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Cabdirisaaq Khaliif Iyo Faratoon Ha Usinaadaan Warbaahinta Qaranka ” Xoghaye Xuuto + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Maxamuud Jaamac Xuuto Ayaa Soo Jeediyay In Musharaxiinta Utartamaaya Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland Ee Xildhibaan Yaasiin Faratoon Iyo Xildhibaan Cabdirisaaq Khaliif Ay Usinaadaan Warbaahinta Qaranka Oo Si Iskumida Looga Tabiyo Wararkooda Warbaahinta Qaranka Siiba Tvga Qaranka Iyo Ilaacada Qaranka Ee Radio Hargeisa

” Cabdirisaaq Khaliif Iyo Faratoon Ha Usinaadaan Warbaahinta Qaranka ” Xoghaye Xuuto

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom