telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xildhibaan Maydhane Oo Kasoo Baxay Xisbiga KULMIYE Ayaa Ku dhawaaqay In Uu Dhisi Doono Shirguddoonka Isbahaysiga Mucaaradka + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews)  Xildhibaan Maydhane oo ka soo baxay Xisbiga KULMIYE ayaa ku dhawaaqay in uu dhisi doono shir guddoonka Isbahaysiga Mucaaradka

“Anigu Madaxweyne Somaliland Ayaan Moodaye Hadii Uu Noqday Oday Isaaq Taas Ayaan Ka Tagay” Xildhibaan Maydhane.

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom