telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Ciidamada Policeka Somaliland Oo Hawlgal Balaadhan Kasameeyay Gudaha Magaalada Burco + Muuqaal

Burco(Gaaroodinews)Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Oo Ay Weheliyaan Saraakiisha Sarsare Ee Ciidanka Policeka Gobolkaasi Ayaa Waxay Hawlgal Balaadhan Kafuliyeen Gudaha Magaalada Burco

Hawlgalkan  Balaadhan Ee Ay Ciidanku Kafuliyeen Gudaha Magaalada Burco Ayaa Ahaa Hawlgal Lagu Sugaayo Amniga Guud Ee Gobolka Iyo Ka Magaalada Burco Iyo Ka Hortaga Mukhaadaraadka

 

 

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom