telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

”Khamriga Markay Cabaan Libaaxayn Miidhan Bay ku Noqdaan, Xashiishadana Buug Ka Talaabsan Maysid, Hadana Inuu Aduunkiiba Jeebkiisa Ku Jiraadmoodaa” Taliyaha Ciidanka Booliska SL + Muuq

Hargeisa(Gaaroodinews) Taliyaha Ciidanka Policeka Jamhuuriyada Somaliland General Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale Oo Kahadlaayay Kulanka Kahortaga Maandooriyaha Ayaa Kawarbixiyay Maandooriyayaal Farabadan Oo Ay Qabteen Ciidanka Booliska Somaliland

”Khamriga Markay Cabaan Libaaxayn Miidhan Bay ku Noqdaan, Xashiishadana Buug Ka Talaabsan Maysid, Hadana Inuu Aduunkiiba Jeebkiisa Ku Jiraadmoodaa” Taliyaha Ciidanka Booliska

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom