telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Shirkada Sompower Oo Daahfurtay Mashruucii Ugu Balaadhnaa Ee Laydhka Hargeisa Dib Loogu Habaynaayo + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Shirkada Bixisa Adeega Korontada Ee Sompower Ayaa Magaalada Hargeisa Kudaahfurtay Mashruucii Ugu Balaadhnaa Ee Dib Loogu Habaynaayo Deegaanada Ay Shirkadu Laydhka Gaadhsiiso

Maareeyaha Guud Ee Shirkada Adeega Ugu Balaadhan Siisa Caasimada Somaliland Ee Hargeisa Md Cabdilaahi Beershiya Oo Munaasibada Daahfurka Mashruucan Kahadlay Ayaa Kawarbixiyay In Mashruucani Uu Yahay Laba Mashruuc Oo Faaiido Uleh Shirkad Iyo Bulshada Iyo Caasimada Aysiiyaan Adeega Laydhka

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom