telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Waa Lanaga Sifeeyay Saamigii Aanu Xukuumadu Kulahayn Shir Ayaanu ” Madaxda Iyo Siyaasiyiinta Beesha Arab + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Kulan Ay Maanta Iskugu Yimaadeen Madax-Dhaqameedka Siyaasiyiinta Iyo Cuqaasha Beesha Kasoo Jeeda Deegaanada Hawd Maroodijeex Saaxil Iyo Togdheer Ee Mucaarid Iyo Muxaafidba Ayaa Waxaa Lagu Goaamiyay In Siguud Looga Shaqeeyo Midnimada Beeshaasi

Shirkan Oo USocday Musharaxiinta Beesha Arab Oo Kasoo Kala Jeeda Saddexda Xisbi Qaran Iyo Siyaasiyiintaba Ayaa Waxaa Lagu Goaamiyay In Siguud Looga Shaqeeyo Waxay Beeshu Xaq Uleedahay Dalka

Kulankan Ayaa Waxaa Goob Joog Ka Ahaa Suldaan Cumar Ugaas Ahmed Maxamed Siciid Boqor Maxmed Boqor Ciise Cuqaal Iyo Masuuliyiin Iyo Musharaxiin Ayka Midyihiin Mujaahid Xuseen Aadan Cadde Musharax Ciise Kayd Eng Cabdiqaadir Iimaan Warsame Iyo Musharaxiin Kale

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom