telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Maanta Hadhimo-sharafeed Usameeyey Xildhibaan Suldan Siciid Axmed Oo ah Xildhibaankii Ugu Horreeyey Ee Asalkiisu Soomaali Yahay Ee Kamid Noqda Baarlamaanka Finland + Sawiro

Hargeisa(Gaaroodinews) Labada Guddoomiye Ee Xisbiyada Qaranka Ee UCID iyo WADDANI Eng Faysal Cali Xuseen iyo Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro Ayaa Maanta Hadhimo-sharafeed Usameeyey Xildhibaan Suldan Siciid Axmed Oo ah Xildhibaankii Ugu Horreeyey ee Baarlamaan ee asalkiisu Soomaali yahay ee laga doorto dalka Finland.

Labada Guddoomiye oo hadda ka hor ku noolaan jiray dalka Finland ayaa Xildhibaan Suldan kula dardaarmay in uu dedaalkiisa halkaa kasii wado dadka uu metelona xuquuqdooda ugu raadsho si hagar la’aan ah

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom