telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Shirkada Telesom Group Oo Siwayn Uga Qaybqaadatay Ololaha Nadaafadeed Ee Laga Fulinaayay Caasimada Hargeisa Gaar Ahaan Degmada Gacanlibaax + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Shirkada Telesom Group Ayaa Maanta Siwayn Uga Qaybqaadatay Ololaha Nadaafadeed Ee Laga Fulinaayay Caasimada Hargeisa

Shirkada Telesom Group Iyo Shaqaalaheeda Ayaa Waxay Ololaha Nadaafadeed Kafuliyeen Degmada Gacanlibaax Ee Caasimada Hargeisa

Qaar Kamid Ah Masuuliyiinta Shirkada Telesom Ayaa Kawarbixiyay Doorka Ay Shirkada Isgaadhsiinta Casriga Ah Ee  Telesom Ay Kaga Qaybqaadanayso Ololaha Nadaafadeed Ee Laga Fulinaayay Caasimada Hargeisa

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom