telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xildhibaan Khadar Guun Oo Kahadlay Hadafkiisa Siyaasiga Ah Ee Isbadalay + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Ibraahim Maxamed Jaamac (Khadar Guun) Oo Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada SL Oo Dhawaan Shaaciyay Inuu Kubiiray Garabka Isbahaysiga Kulmiye Ayaa Kahadlay Hadafkiisa Siyaasiga Ah Ee Isbadalay

“Anigu nin la iibsan karo ma ahi” Xildhibaan Khadar Guun

Dhanka Kale Xildhibaan Khadar Guun Waxaa Uu Ka Hadlay Sababta Uu Uga Tagey Isbaheysiga

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom