telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Shirkada Adeega Laydhka Ee Sompower Oo Soo Bandhigtay Xarunta Wicitaanka Dadwaynaha Ee Xaaladaha Degdega Ah + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Shirkada Adeega Laydhka Ee Sompower Oo Soo Bandhigtay Xarunta Wicitaanka Dadwaynaha Ee Xaaladaha Degdega Ah

Xaruntan Aysoo Kordhisay Shirkada Laydhka Ee Sompower Ayaa Noqon Doonta Midloogu Adeegaayo Bulshada Marka Ay Yimaadaan Xaaladaha Degdega Ahi Waxaana Ayla Soo Xidhiidhi Doonaan Lanbarka Gaaban Ee 2033

Dhanka Kale Saraakiil Katirsan Ciidanka Dabdamiska Somaliland Oo Soo Booqday Xarunta Guud Ee Shirkada Sompower Kuuwaasoo Kula Kulmay Masuuliyiinta Iyo Shaqaalaha Shirkada Sompower Oo Uu Ugu Horeeyo Madaxa Xidhiidhka Dadwaynaha Iyo Suuqgaynta Pro Mustafe Alkhaliili Iyo Madaxa Ganacsiga Shirkadaasi Cabdilaahi Maxamed Ducaale Kuuwaasoo Saraakiisha Kasocday Ciidanka Dabdamiska Kuqaabilay Soo Dhawayn Balaadhan Waxaanay Kawada Hadleen Sida Uu Ushaqayn Doono Adeeganu

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom