telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Shirkada Laydhka Ee Telesom Electric Oo Soo Bandhigtay Mashruuc Xadhkaha Dabka Lagu Marinaayo Dhulka Hoostiisa + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Shirkada Telesom Group Faraceeda Bixisa Adeega Laydhka Ee Telesom Electric Company Ayaa Magaalada Hargeisa Kusoo Bandhigtay Mashruuc Balaadhan Oo Xadhkaha Laydhka Ee Magaalada Hargeisa Lagu Marinaayo Dhulka Hoostiisa

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom