telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Ciidanka Booliiska Gobolka Saaxil Oo Bilaabay Olole Lagu Xoojinaayo Nabadgalyada Iyo Ladagaalanka Maandooriyayaasha + Muuqaal

Berbera(Gaaroodinews)Ciidanka Booliiska Gobolka Saaxil Oo Gudaha Magaalada Berbera Ka Bilaabay Olole Lagu Xoojinaayo Nabadgalyada Iyo Ladagaalanka Maandooriyayaasha

Taliyaha Ciidanka Booliiska Gobolka Saaxil Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Xayd Oo Wariyayasha Warbaahinta Qaranku Waxka Waydiiyeen Hawlgaladan Ayka Bilaabeen Gudaha Magaalada Berbera Ayaa Sheegay In Ciidanku Ay Gudanayaan Waajibaadkoodii Qaran Ee Loo Igmaday Isla Markaana Ayka Hortagayaan Falalka Amni Daro Ee Dhaca Mararka Qaar Isla Markaana Ayla Dagaalamayaan Mukhaadaraadka Dalka Kusoo Badanaaya

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom