telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudoomiye Ahmed Cabdidheere Oo Tacsi Udiray Gudoomiyihii Gobolka Sool Ee Komishanka Doorashoyinka Qaranka

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Md Ahmed Cabdi Xuseen (Ahmed Cabdidheere) Ayaa Isaga Oo Kuhadlaaya Magaciisa Ka Hogaanka Xisbiga Kagudida Fulinta Ka Golaha Dhexe Iyo Guud Ahaan Ka Xisbiwaynaha Xisbiga Kulmiye Waxaa Uu Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaa Komishanka Qaranka Somaliland Iyo Dhamaan Shacabka Reer Somaliland Oo Uu Katacsiyadaynaayo Geerida Naxdinta Leh Ee Kutimi Gudoomiyihii Komishanka Qaranka Ee Gobolka Sool Marxuum Cabdilaahi Maxamed Shire (Labagoole) Oo Qacan Kaxaq Darani Kudishay Gobolka Sool

Gudoomiyuhu Waxaa Uu Marxuumka Ilaahay Uga Baryay Inuu Janooyinkiisa Kuwa Ugu Sareeya Kawaraabiyo Qoyskiisa Iyo Qaraabadii Iyo Dhamaan Shacabka Reer Somalilanda Uu Samir Iyo Iimaan Kasiiyo

Amiin Amiin Amiin

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom