telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Musharaxiinta Shirgudoonku Hasoo Gudbiyaan CV-Yadooda Iyo Laba Kur ” Xoghaye Cabdirisaaq Ayaanle

Hargeisa(Gaaroodinews) Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Md Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Oo Maanta Warbaahinta Lahadlay Ayaa Ugu Baaqay Musharaxiinta Shirgudoonka Golaha Wakiilada Usharaxani Inay Soo Gudbiyaan Cv-Yadooda Iyo Aqoonsiga Laba Kur Oo Sawiradooda Ah Maadaama Uu Maanta Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi Uu Xeer Madaxweyne Kucayimay Maalinta Ay Fadhiisanayaan Mudanayaasha Golaha Wakiilada Ee Cusubi Taasoo Ku Eeg 3/8/2021 Oo Ah Maalinta Salaasada

” Musharaxiinta Shirgudoonku Hasoo Gudbiyaan CV-Yadooda Iyo Laba Kur ” Xoghaye Cabdirisaaq Ayaanle

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom