telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xildhibaan Indho-Indho Muxuu Kayidhi Dilkii Loo Gaystay Gudoomiyihii Komishanka Gobolka Sool + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-Indho) Oo Ah Gudoomiyaha Gudida Arimaha Dibada Ee Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Wuxuu Kahadlay Buug Aykusoo Koobeen Baayiha JSL Ubaahantahay Inlaga Caawiyo Kaasoo Uu Maanta Uqaybiyay Mudanayaasha Aqalka Guurtida

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-Indho) Ayaa Sidoo Kale Waxaa Uu Tibaaxay In Buugaasi Uu Kujiro Xildh Yaasiin X.Maxamuud Xiir Faratoon Waxqabadyadii Kala Duwanaa Ee Uu Dalka JSL Uu Usoo Qabtay

Dhanka kale Xildhibaan Indho Indho Waxaa Uu Kahadlay Dilkii Magaalada Laascaanood Loogu Gaystay Gudoomiyii Komishanka Qaranka SL Ee Gobolka Sool Oo Habeenkii Xalay Ahaa Loogu Gaystay Dil Magaalada Laascaanood Kaasoo Uu Kutilmaamay Fal Arxan Daro Ah

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom