telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Dr Maxamed Cabdi Gaboose Oo Madaxweynaha Somaliland Ugu Baaqay In Uu Katanaasulo Shir Gudoonka Golaha Wakiilada + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Dr Maxamed Cabdi Gaboose Oo Kamid Ah Siyaasiyiinta Waawayn Ee Reer Somaliland Ayaa Madaxweynaha Somaliland Ugu Baaqay In Uu Katanaasulo Shir Gudoonka Golaha Wakiilada

” Madaxweyne Waxa Aan Kugula Talinayaa Inaad Xadhiga Debciso Oo Aad Mucaaradka Uga Tanaasusho Shir Gudoonka ” Dr Gaboose

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom