telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudida Gacanta Kuhaysa Dhismaha Biriijka Saddexaad Ee Caasimada Hargeisa Ayaa Waxay Fariin Udireen Shacabka Reer Somaliland + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudida Gacanta Kuhaysa Dhismaha Biriijka Saddexaad Ee Caasimada Hargeisa Ayaa Waxay Fariin Udireen Shacabka Reer Somaliland Iyo Cidkasta Oo Kaqaybqaadan Karta Dhismaha Biriijkaas

Dhismaha Biriijkan Oo Bulshada Kudhaqan Caasimada Hargeisi Ay Baahi Wayn Uqabto Ayay Gudidu Sheegtay Inay Kubaxayso Hal Milyan Oo Dollar

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom