telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Gudida Guud Ee Beelaha Garxajis Oo War Degdeg Ah Kasoo Saaray Doorashada Shir Gudoonka Golaha Wakiilada + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudida Guud Ee Beel Waynta Garxajis Oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada Hargeisa Ayaa Waxay Kahadleen Loolanka Loogu Jiro Doorashada Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland Waxaanay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ugu Baaqeen Inay Ixtiraamaan Rabitaanka Shacabka Isla Markaana Ay Ucodeeyaan Xildhibaan Cabdirisaaq Khaliif Ahmed Oo Utaagan Doorashada Gudoomiyaha Golaha Wakiilada

Waxaanay Sidoo Kale Gudida Guud Ee Beelaha Garxajis Ay Madaxweynaha Somaliland Uga Digeen In Uu Faragaliyo Doorashada Shirgudoonka Golaha Wakiilada

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom