telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Madaxweyne 14kii Subeer Awal 13 Ayaad Uga Yeedhatay ” Suldaan Ahmed Cismaan Cadagude + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Suldaan Ahmed Cismaan CadaGude Gudoomiyaha Gudida Guud Ee Beelaha Garxajis Ayaa Waxaa Uu Kahadlay Loolanka Loogu Jiro Doorashada Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Oo Maalinta Beri Ah Kadhici Doonta Aqalka Golaha Wakiilada

Suldaan Ahmed Cismaan Cadagude Waxaa Uu Usoo Jeediyay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Inay Ilaaliyaan Rabitaanka Shacabka Isla Markaana Ucodeeyaan Waxii Lagusoo Doortay Oo Ah Doonista Shacabka Isla Markaana Ucodeeyaan Xildh Cabdirisaaq Khaliif

Dhanka Kale Suldaan Cadagude Waxaa Uu Uga Digay Madaxweynaha Somaliland Inuu Faragaliyo Doorashada Shirgudoonka Golaha Wakiilada

” Madaxweyne 14kii Subeer Awal 13 Ayaad Uga Yeedhatay ” Suldaan Ahmed Cismaan Cadagude

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom