telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Eng Sayid Cali Oo Kawaramay Waayihiisa Nolasha Horumarka Dalka Kahirgalay Iyo Talooyin Uu Usoo Jeediyay Maayarka Caasimada Hargeisa + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Eng Cali Maxamed Cilmi (Sayid Cali) Oo Kamid Ah Waxgaradka Iyo Aqoonyahanka Reer Somaliland Ayaa Waraysi Gaara Oo Uu Siiyay Barnaamujka Waayaha Nolasha Ee Tvga Qaranka Somaliland Ayaa Waxaa Uu Xog-Waraysigaasi Kaga Waramay Waayihiisa Nololeed Ee Uu Kusoo qaatay Dalka Dibadiisa Iyo Haatan Oo Uu Kusugan Yahay Dalka

Sidoo Kale Eng Sayid Cali Waxaa Uu Kahadlay Siyaasada Dalka Marxaladaha Kala Duwan Ee Uu Dalku Galay Iyo Aqoonyahan Ahaan Siduu U Arko Horumarka Uu Dalkeenu Kutalaabsaday

Eng Sayid Cali Oo Dalka Dibadiisa Xirfada Injineernimo Kaga Soo Shaqeeyay Ayaa Wuxuu Talooyin Isbarkan Usoo Dhaweeyay Golaha Deegaanka Ee Cusub Gaar ahaan Maayarka Caasimada Hargeisa Cabdikareem Ahmed Mooge

Waraysiga Uu Eng Sayid Cali Uu Siiyay Barnaamujka Waayaha Nolasha Ee Tvga Qaranka Somaliland Oo Dhamaystiran Hoos Kadaawo

 

Daawo Muuqaalka Barnaamujkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom