telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Isbahaysiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Iyo Waddani Oo Xaflad Dabaaldag Ah Hargeisa Kuqabsaday + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Isbahaysiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Iyo Waddani Oo Xaflad Dabaaldag Ah Hargeisa Kuqabsaday

Labada xisbi mucaarid ee Somaliland ayaa waxaa ay Xalay magaalada Hargeysa ay ku qabsadeen xaflad ay ugu dabaal degayaan guushii ay ka gaadheen hanashada Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland .

Xafladan waxaa ka soo qeyb galay shirgudoonka cusub ee Golaha Wakiilada , xildhibaanada labadan xisbi mucaarid ee Guusha Dhaliyey , gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka ee UCID Iyo Waddani iyo qaar ka mid ah taageerayaasha xisbiyada mucaaridka.

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom