telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Madaxweyne Isku Shaandhaynta Aad Soo Wado Hakasoo Gurin Halkii Hore Uune.. ” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews)Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Ahna Gudoomiyaha Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Ayaa Habeebkii Xalay ahaa kaqaybgalay Munaasibad Ay Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Ugu Dabaaldagayeen Guushii Ayka Gaadheen Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ay Xisbiyada Mucaaradku Ayku Guulaysteen

” Madaxweyne Isku Shaandhaynta Aad Soo Wado Hakasoo Gurin Halkii Hore Uune.. ” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom