telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Xoghayaha Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada Kacodsaday Inuu Magacaabo + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Md Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Ayaa Wuxuu Sheegay In Markii Ugu Horaysay Uu Xilka Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Uu Umagacaabay Gudoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro Markii Labaadna Uu Umagacaabay Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax Imikana Uu Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada Somaliland Md Cabdirisaaq Khaliif Ahmed Uu Karajaynaayo Inuu Xilkaasi Umagacaabo Markii Saddexaad Si Uu Qarankiisa Uu Ugusii Shaqeeyo

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom