telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Ku Eedeeyay Inay Farogalin Kuhayaan Waxbarashada Dalka + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Md Ahmed Maxamed Diiriye Toorno Ayaa Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Ku Eedeeyay Inay Farogalin Kuhayaan Waxbarashada Dalka

Wasiirka Oo Uwaramaayay Tvga Qaranka Somaliland Ayaa Sheegay Inaanay Ahayn Markii Uhoreysay Ee Xisbiga Waddani Uu Faragalin Toosa Uu Kusameeyo Hanaanka Waxbarashada Dalka Iyada Oo Sida Uu Sheegay Masuuliyiin Katirsan Xisbiga Waddani Ay Soo Raacaan Arday Timi Qaarkamida Xafiisyada Waxbarashada Ee Dalka

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom