telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Oo Soo Bandhigay Khamri Iyo Hub Tiro Badan Oo Ay Soo Qabqabteen + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Ciidanka Policeka Gobolka Togdheer Ayaa Hawlgalo Balaadhan Oo Ay Fuliyeen Waxaa Aykusoo Qabqabteen Khamri Tiradiisu Dhantahay 587 Dhalo Iyo Saddex Gaadhi Iyo Xashiishad Tiro Badan Iyo Hubka Noocyadiisa Fudud Sida Toorayo Baangado Budhadh Oo Ay Dadwaynaha Magaalada Burco Kasoo Ururiyeen

Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Gaashaanle Sare Maxamed Faarax Nuur Oo Warbaahinta Lahadlay Ayaa Kawarbixiyay Khamrigan Iyo Hubkan Aysoo Qabqabteen

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom