telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Heestaan Yaraantaydii Jeclaa Waa Heesta Jalamqalam ” Gudoomiye Baqdaadi + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Md Cali Ibraahim Baqdaadi Ayaa Kaqaybgalay Munaasibad Ilyartu Isqabatay Oo Lagu Soo Bandhigaayay Buug Laga Qoray Abwaankii Waynaa Ee Reer Somaliland Abwaan Xasan Qadhan AHN Buugaas Oo Loogu Magacdaray Jooga Maqan

” Heestaan Yaraantaydii Jeclaa Waa Heesta Jalamqalam ” Gudoomiye Baqdaadi

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom