telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Cumar Sayid Waxaan Leeyahay Cidda Buurta fuushay may ahayn Xisbiga waddani ee waxay ahayd Reerkeena ee waad ambatay ” Siyaasi Aftax Siciid 

Hargeisa(Gaaroodinews)Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Ayaa Kajawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Maareeyaha Haayada Duulista Iyo Iyo Madaarada Somaliland Md Sayid Cumar Cabdilaahi Aadan

Siyaasi Aftax Siciid Jaambiir Oo Kamid Ah Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ayaa Yidhi

” Cumar Sayid Waxaan Leeyahay Cidda Buurta fuushay may ahayn Xisbiga waddani ee waxay ahayd Reerkeena ee waad ambatay ” Siyaasi Aftax Siciid

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom