telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Muuse Isagoo Gudoomiye Xisbi Ah Ayuu 55% Ku Helay Doorashada Ee Isagoo Madaxweyne Ahna..” Ex. Mayar Cabdicasiis Cagawayne

Hargeisa(Gaaroodinews) Maayarku Xigeenkii Hore Ee Caasimada Hargeisa Md Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Cagawayne) Isla Markaana Kamid Ah Siyaasiyiinta Waawayn Ee Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye  Ayaa Sheegay In Xukuumada Xisbiga Kulmiye Ee Uu Hogaamiyo Madaxweynaha Qaranka Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi Ay Hore Ugu Guulaystay Kala Badh Cobbixiyayaashi Dalka Imikana Ayku Guulaysan Doonaan Doorashada Madaxtooyada Ee Soo Socota

” Muuse Isagoo Gudoomiye Xisbi Ah Ayuu 55% Ku Helay Doorashada Ee Isagoo Madaxweyne Ahna..” Cabdicasiis Cagawayne

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom