telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Oo Haayada GIZ Kala Wareegay Saddex Baabuur Oo Cusub + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Md Ahmed Muumin Seed Ayaa Haayada GIZ Kala Wareegay Saddex Gaadhi Oo Cusub Oo Loogu Talagalay Ololaha Ay Dalka Kawado Wasaarada Beeruhu Ee Ladagaalanka Ayaxa

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom