telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

” Degmadu Hal Gaadhi Bay Lahayd Halki Gaadhina Nasiib Daro Wuu Fadhiistay ” Maayar Haariye + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Maayarku Xigeenka Degmada Salaxley Eng Maxamed Cabdi Haariye Ayaa Kawarbixiyay Kulan Ay Magaalada Hargeisa Kaga Qaybgaleen Oo Tababar Ahaa Oo Loo Qabtay Golayaasha Degmooyinka Dalka

Dhanka kale Maayarku Xigeenka Eng Haariye Ayaa Kaxog Waramay Xaalada Guud Ee Degmada Salaxley Maamul Ahaan Wixii Uqabsoomay Intii Ay Xilka Joogeen Iyo Waxaa Uu Kala Socdo In Maalintii Shalay Ahayd In Degmada Salaxley Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Ay Ugu Deeqeen Saldhiga Booliska Degmada Maadaama Gaadhigii Hore Ee Degmadu Uu Fadhiistay

” Degmadu Hal Gaadhi Bay Lahayd Halki Gaadhina Nasiib Daro Wuu Fadhiistay ” Maayar Haariye

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom