telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

Qaarkamida Salaadiinta Iyo Cuqaasha Koonfurta Hargeisa Oo Taageeray Xisbiga Kulmiye + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Qaar kamid ah Salaadiinta Cuqaasha iyo Wax Garadka Hargaysa iyo Salaxlay Ayaa Sheegay In Ay Si Buuxda Ugarab Taagan Yihiin Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye Islamarkaasina Ay Taageeradii Kala Noqdeen Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani

Suldaan Mustafe Sh Ibraahim Amare Oo Kamid Ah Madaxdhaqameedka Soo Qabanqaabiyay Shirkaasi Ayaa Sheegay Inay Dantii Reerkooda Ayka Dhex Arkeen Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye

 

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom