telesom
GAAROODI NEWS NETWORK

“Qandaraaskii Dhaamka Salaxlay Waa la Musuqmaasuqay ” Xildhibaan Jamaal Xuseen Daahir + Muuqaal

Hargeisa(Gaaroodinews) Xildhibaan Jamaal Hussein Daahir Oo Ka Mid Ah Xubnaha Cusub Ee Golaha Deegaanka Degmada Sallaxley Ayaa Eedaymo Culus Ujeediyey Shirkad Dhistay Mashruuc Dowladdu Ay Dhaam Biyood Deegaanka Sallaxley kaga Hirgelisay

Xildhibaan Jamaal Xuseen Daahir Oo Hargeysa Waraysi ku siiyey Talafeeshinka CBA Tv Ayaa Shirkaddii Lasiiyey Mashruuca Dhismaha Dhaam Biyoodka Deegaanka Sallaxley Dowladdu Umaalgelisay Ayaa Xildhibaan Jamaal Uu Ku Eedeeyey Inay Shirkaddaasi oo Lacag $500’000 (Shamboqol oo Kun oo Dollar) Oo Ahayd ku Qaadatay Mashruuca Dhismaha Dhaam Biyoodkaasi Inay Musuq Maasuqday Lacagtaasi Taasina Sababtay in uu Fashilmo Qaabkii loogu Talo Galay Dhismaha Dhaam Biyoodkani Oo Biyihii Sii Daayey Iyada oo uu Xildhibaanku Xukuumadda Somaliland ugu Baaqay inay Kadabatagto Shirkaddii Mashruuca Dhaamka la siiyey oo lagu la Xisaabtamo Musuq Maasuqa ay gaysatay

“Qandaraaskii Daamka Salaxlay Waa la Musmaasuqay” Xildhibaan Jamaal Xuseen Daahir

 

Daawo Muuqaalka Warkaas :-

Gaaroodi News Online – Nagala soo xidhiidh Emailkan:  GAAROODINEWSNET@GMAIL.COM

 



telesom